gabbaldhicid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld gabbaldhac.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gabbaldhac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Waqti qorraxdu sii dhacayso iftiinkeeduna gabaabsi yahay. ld gabbaldhicid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur