gabdhomid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gabdhon.

gabdhon

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-omay, -ontay; -omi)

Macnaha:

  1. Daadasho, hoorid (roob).