gabee
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-beeyay, -beysay)
Macnaha:
- 1. Socod cag culus oo aad mooddo in qofka tallaabsigu dhibayo. 2. Dabin qaab saab leh oo shinbiraha lagu dabo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

