gabgabbi

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. ld gabbigabbi.

gabbigabbi

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. Ilaalo koox ah oo loo diro col inay soo indha-idheeyaan. ld gabgabbi.