gabiib

Qaabnax: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate

Macnaha:

  1. Dhul carro san ah oo aan qaniin lahayn. ld gebiib.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gebiib

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld gabii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur