gabne

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gabbaan².

gabbaan

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. G. ah: neef aan caano badan lahayn.
  2. Nooc miisaan ah. ld gabne, gabno, gibbaan.