gabooyaaley

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld gabooyaale.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gabooyaale

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qof gabooye ku ugaarsada. ld gabooyaaley.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur