gabraarashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg gabraaro. ld gabraarad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gabraaroQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-rtay, -ratay)Macnaha:Ugaar laysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
gabraaradQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld gabraarasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0