gacangal

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-alay, -ashay; -geli)

Macnaha:

  1. 1. Dhibaato la kulmid. 2. U g.: qof cadow ah ka xoog badan oo aan u tureyn gacantiisa gelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur