gacanhaadi

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. U g.: cid gacan u lulid ayadoo salaan loola jeedo. 2. U g.: cid gacan u lulid iyadoo la wacayo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur