gacanqabsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gacanqabso. ld gacanqabsad, gacanqabsi (4).

gacanqabso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Faa'iido badan helid. 2. Nin, gabar uu guursaday oo aan ciddeedu dhisin kaxaysasho.

gacanqabsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gacanqabsasho.