gacantogaaleyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gacantogaalee. ld gacantogaale, gacantogaaleys.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gacantogaalee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-eeyay, -eysay)

Macnaha:

  1. 1. Wax durugsan laacid. 2. Ammaano loo dhiibtay ku takrifalid (qof). 3. Hanti si tashiil la'aan ah u isticmaalid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gacantogaale

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gacantogaaleyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gacantogaaleys

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gacantogaaleyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur