gadaalabbar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Barashada, qaabka iyo xeeladaha kudmada. 2. ld gadaalabbarid.
  2. Qaabka iyo xeeladaha kudmada barid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gadaalabbarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gadaalabbar². ld gadaalabbar¹ (2). gadaale s. Dib xiga; gadaaleeya.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur