gadaalkagaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qof dhawaan meherad, balwad iwm bilaabay oo aan waaya-aragnimo u lahayn. ld gadaalmagaar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
gadaalmagaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld gadaalkagaar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00