gaddisan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. ld geddisan.

geddisan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax afkiisa hoos la mariyey ahaansho. 2. Wax isbeddel ku dhacay ahaansho. 3. Kala g.: wax aan isku nooc ahayn ahaansh.