Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3
Isrogrogga: (-stay, -satay)
Macnaha:
ld geddiso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3
Isrogrogga: (-stay, -satay)
Macnaha:
1. Wax meel ku jiray, meel kale ku shubasho. 2. Badeeco ganacsi ku samaysash.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur