gadoob

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Saabley. 2. Qaybta dambe ee lafdhabarta. 3. Weel aan buuxin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

saabley

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-yo, m.l)

Macnaha:

  1. Jirka dadka inta xudunta ka korreysa luquntana ka hoosaysa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur