gadoonQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Meel godan oo ciid adag ama dhadhaab ah oo marka roobku da'o xareedda laga dhurto.Haan gorof ah oo la tuuray.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00