gaggabin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gaggabi. ld gaggabis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gaggabi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Cid, nabar ay la miyir beesho surka kaga dhufasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gaggabis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gaggabin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur