galaalasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg galaalo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

galaalo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Neef ido ah oo madaxa madow oo foolka calaamad cad ku leh.
  2. Cid galaal marsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur