galaalnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg galaalan. ld galaalnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

galaalan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)

Macnaha:

  1. Wax galaali ku taal ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

galaalnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld galaalnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur