galaammurux

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld garaammurux.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

garaammurux

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Waxyaalo aan isku midab ekayn oo isku darsamay oo midab hor leh oo isku googoo'an yeeshay. ld galaammuru.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur