galaas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Weel macdan ah oo wax lagu shubto. 2. Fasal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fasal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Qaybaha buug lee- yahay midkood. 2. Heerarka waxbarashada dugsiga midkood. 3. Xilli wax la beeri karo. 4. Dalagga hal xilli beer ka soo go'a.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur