galabaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg galabayso. ld galabaysad, galabaysi.

galabayso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Ku g.: galab meel joogid.

galabaysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld galabaysasho.

galabaysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld galabaysasho.