galabgaab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Galabnimada inteeda dambe ee qorraxdhaca ka horreysa. ld galab- gaabad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur