galacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-cyo, m.dh)Macnaha:Waran af ballaaran oo birtiisu wada soofeysantahay.Cod lagu muujiyo if kedis ah.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0