galaktoos

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (kiim.) Sonkor sahlan (C6 H12 O6), taas oo dabeeci ahaan ka timaadda mid ka mid ah maxsuulka dheefshiidka insaymeed ee sonkor caanoodda laaktows, asal ahaanna waa xabag carbeed.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur