galangalcaynQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg galangalcee. ld galcad, galcasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
galangalceeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-ceeyay, -caysay)Macnaha:Xamaarasho.Lamidka: XamaarashoSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
galcadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dyo, m.dh)Macnaha:Xamaarad. ld galangalcayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
galcashoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld galangalcayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00