galbisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld galbin.Ciyaar dumarka u gaar ah oo la cayaaro, sida buraanburka, munaasabadaha aroosyada.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
galbinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg galbi. ld galbis¹, gelbin, gelbis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0