galbo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-baday, -batay)

Macnaha:

  1. 1. Galab carraabid. 2. Tegid aan soo noqosho lahayn sameyn. 3. Aqalgelid (guur).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur