galdhacsashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg galdhacso. ld galdhacsad, galdhacsi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
galdhacsoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:Nafley sida mas, abeeso iwm xuubka sare ridid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
galdhacsadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld galdhacsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
galdhacsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld galdhacsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00