galiilyood

Qaabnax: Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine

Macnaha:

  1. eeg galiilyoo.

galiilyoo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. Walbahaar daran lahaansho.