Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
eeg galladayso. ld galladaysad, galladaysi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3
Isrogrogga: (-stay, -satay)
Macnaha:
1. (f.g) Cid abaal u gelid si abaalgud looga helo. 2. (f.mg) Ku g.: cid nimco weyn siin (Eebbe).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur