galoofaadinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg galoofaadi. ld galoofaadis¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
galoofaadiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Cid galoofaad gayeeysiin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
galoofaadisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld galoofaadin.ld galoofaadid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00