galtibbaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld galtibbixi.Qof, degaan uu ku cusub yahay dhaqankiisa la qabsash.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
galtibbixiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Qof galtinimo ka saari.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0