gamaamadnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gamaamadan. ld gamaamadnaansho, gamaamudnaan, gamaamudnaansh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gamaamadan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)

Macnaha:

  1. Wax la gamaamaday ahaansho. ld gamaamuda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gamaamadnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld gamaamad -naa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gamaamudnaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld gamaamadnaa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur