gamashiyid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gamashi². ld gamashi¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gamashi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xilliga naqu caddaado ee xooluhu caano yareeyo. 2. ld gamashiyi.
  2. Naq, waqti uu caddaaday gaari.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur