gambise

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gembis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gembis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld gembiyid. 2. G. ah: aqal waxa ku dedani hoos u fooraraan oo biyuhu ka daataan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur