gamiitofayt

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-tyo, m.dh)

Macnaha:

  1. (bot.) Faca ku dhex jira meertada nololeed ee dhirta, kaas oo muujinaya organnada taranka ee dhalaya gaameytyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur