gandabis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Daal iyo dhibaata badan oo lagala kulmo socod dheer. ld gandabi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gandabi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Nafley jirran tartiib u socodsii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur