ganley

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. (c.nafl) Dir ka mid ah faylam hoosaadka siliyofaara; xubnaha dirkana noloshooda oo dhan waxay leeyihiin ga.