gantoobnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg gantooban. ld gandoobnaan, gandoobnaansho, gantoobnaansh.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gantoobanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)Macnaha:Wax gantoob loo yeelay ahaansho. ld gandooba.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
gandoobnaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld gantoobnaa.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
gandoobnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld gantoobnaa.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0