garaadley

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Duul ka tirsan naasleyda oo ay ka mid yihiin daayeerada iyo dadk.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur