garaadxumaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg garaadxun. ld garaadxumaamsho, garaadxumi, garaadxum.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
garaadxunQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-umaa, -umayd)Macnaha:Wax aan caqli ku filan lahayn ahaansh.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
garaadxumiQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld garaadxumaa.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0