garaadyaraan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg garaadyar. ld garaadyari, garaadyar.

garaadyar

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-raa, -rayd)

Macnaha:

  1. Qof caqli yar ahaansh.

garaadyari

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld garaadyaraa.