garaam-isudhigan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-mmo ..., m.l)

Macnaha:

  1. (xis.) Culays isudhiganka walaxi leedahay oo lagu tibaaxay garaamy.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur