garaamme

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Kiilo kun meelood loo qaybiyey meel ka mid ah. 2. Raashin, hal meel xaq u leeyahay. ld garaam, garaammo, garaa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

garaam

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld garaamm.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

garaammo

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld garaamme. 2.ld garoome.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur