garab'aydo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Cudur xoolaha ku dhaca oo garabka ka soo bixiya kasoobbax weyn oo badi ahaan dila neefka uu ku dhaco. ld garaabbiido, garabgooy.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

garaabbiido

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld garab'ayd.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur