garabso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Cid garab ka dhigasho. 2. Wax garab saarash.