garabtaag

Qaabnax: Fal Labagudbe1 | Verb Bitransitive1

Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Macnaha:

  1. Fidinta gorayo, cantalaay iwm ay baalka fidiyaan; is g.: qof taageeri.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur